horso by themebuzz

PROJECT NO. 154

Category

Project No. 154 waa mashruuc ka kooban laba guri oo bungalow ah, kuna yaalla degmada Macalin Haaruun, lagana hirgeliyey dhul cabbirkiisu yahay 18m ร— 24m. Guryahan waxaa lagu dhisay naqshad qurux badan, tayo sare leh iyo farsamo casri ah, si ay u bixiyaan raaxo iyo nolol ku habboon qoyska.

SOMDEVELOPMENT CONSTRUCTION COMPANY โ€“ Dhisidda tayo iyo heer sare.

default