Category
Project No. 154 waa mashruuc ka kooban laba guri oo bungalow ah, kuna yaalla degmada Macalin Haaruun, lagana hirgeliyey dhul cabbirkiisu yahay 18m ร 24m. Guryahan waxaa lagu dhisay naqshad qurux badan, tayo sare leh iyo farsamo casri ah, si ay u bixiyaan raaxo iyo nolol ku habboon qoyska.
SOMDEVELOPMENT CONSTRUCTION COMPANY โ Dhisidda tayo iyo heer sare.





